Ciidamada Liyuu Booliis oo afduub iyo dhibaatooyin kale ka geesta gudaha Soomaaliya

Ciidamada Liyuu booliiska ee ka amar qaata dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dhibaato xoogan ku haya shacabka ku dhaqan deegaanada kuyaala xuduuda gobolka Hiiraan iyo dowlad deegaanka Soomaalida. Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan deegaanka Feerfeer ee kuyaala xuduuda Hiiraan iyo maamulka Soomaalida ayaa ku eedeeyay ciidamada Liyuu booliis in dhibaato … Continue reading Ciidamada Liyuu Booliis oo afduub iyo dhibaatooyin kale ka geesta gudaha Soomaaliya